Choose Your Language: Somali  |   English
   Search:  
Press Releases  |  Contact Us  

The Transitional Federal Government (TFG) of the Republic of Somalia is the current internationally recognized government of Somalia.

 

Read More

> Home
> President
> Prime Minister
> Parliament
> Audio & Videos
> Latest News
> Useful Links
> Press Releases
> Ask the Government
> Contact Us


Transitional Federal Charter of the Republic of Somali
1960 Charter



Sharmarke Administration’s Effort
Ogeysiis: Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Upcoming Events

Wasaaradda Arrimaha Gudaha: OGEYSIIS

Wasaaradda Arrimaha Guduhu waxay dadweynaha ku wargelinaysaa inay tartan qandaraas ku iibsanayso qalabka hoos ku xusan ee xafiisyada looga shaqeeyo. Hadaba ganacsatada, shirkadaha iyo ciddii kale ee danaynaysaba waxaa laga codsanayaa inay kasoo qaybgalaan tartan qandaraas ah oo wasaaraddu ay qalabkaas ku gadanayso iyagoo soo gudbinaya qiimaha lagu gadayo shay kasta ee ka mid ah liiska alaabada la doonayo. Fadlan baqshad xiran ku soo gudbi qiimahaaga kuna soo hagaaji Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Xarunta Radio Muqdisho. Alaabta la doonayo nooca ay tahay iyo waxa ay isugu jirtoba waa sida hoos ku xusan:Arji qabashadu waxay ku egtahay 14-ka bisha Agusto.

 

 

 

 

 

 

 

1.     Computers (Desktop)       =  20               Xabo

 

 

 

 

2.     Laptops                                 =  2–5            Xabbo

 

 

3.     Printers                                 = 15                Xabbo

4.     Photocopy                           = 5                  Xabbo

5.     UPS                                        = 20                Xabbo

 

 

 

 

 

 

 

Faahfaahinta alaabta la doonayo iyo shuruudaha qandaraaska oo faahfaahsan waxa laga heli karaa Website-yada kala ah:

www.radiomuqdisho.net,  www.Shabelle.netwww.tfgSomalia.net.


 

 

 

 

 

1. Formka Kumbiyuutarada Xafiisyada (Desktop)

 

 

 

 

 

2. Formka Kumbiyuutarada Gacanta (Laptop)

 

 

 

 

 

3. Formka Qalabka daabacaada Kumbiyuutarka (Printers)

 

 

 

 

 

4. Formka Qalabka sawirida daabacadaha kkala duwan (Photo-Copy)

 

 

 

 

 

5. Formka Qalabka Dabka u celsha Kumbiyuutarada (USB)

 

Wadashaqeyn wacan


Other Events
  1. Sharmarke Administration’s Effort
  2. Ogeysiis: Wasaaradda Arrimaha Gudaha
Thursday 09 September 2010 10:00 AM
  Afhayeenka Ciidanka AMISOM oo ...
Read More
Thursday 09 September 2010 09:51 AM
  Ra’isal wasaaraha Soomaaliya...
Read More
Wednesday 08 September 2010 05:52 PM
  Ku Simaha Wasiirka hidaha iyo ...
Read More




Ministry of Livestock
Ministry of Women Development & Family Care
Ministry of Rural Development
Ministry of Information
Ministry of Health
Ministry of Fisheries and Marine Resources
Ministry of the Constitutional & Federal Affairs
More Ministries
Home  |  President  |  Prime Minister  |  Parliament  |  Videos  |  News & Events
Useful Links  |  Press Releases  |  Feedback  |  Contact Us  |  Staff Portal  Administrator

©Copyright 2009.All Rights Reserved