![]() |
![]() |
![]() |
![]() |
![]() |
|||||
|
|||||||||
|
|||||||||
|
|||||||||
|
War Saxaafadeed Shir jaraa’id, Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed - 12th July 2009 Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed wuxuu maantay oo Axad ah taariikhduna tahay 12 ka uu qabtay shir jaraa’id. Madaxweynuhu wuxuu shirkiisa jaraa’id ku bilaabay sidatan:
1. Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa geesiyada ciidankeenna iyo dadka aan waxba galabsan eek u dhintay dagaalladii dhawaanatan. Waxaan u baryayaa kuwii ku dhaawacmay hawlgalladan in Eebbe caafimaad deg deg ah siiyo
| |||||||||||||||||||||||||||||